Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Labaad ee Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaanka Buulo-gaduud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Labaad ee Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaanka Buulo-gaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay wehelinayeen Wasiirada Amniga iyo Beeraha Jubbaland, Taliyaha ciidanka xoogga Dalka qaybta 43aad iyo Taliyaha ciidanka daraawiishta Jubbaland, ayaa kormeer shaqo oo xambaarsanaa u kuurgalidda habsami u socodka howlaha shaqo ee dib u dhiska Kaabayaasha muhiimka ah ee Dowladda ay ka  wado ku tagay maanta degaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubbada Hoose oo kamid ah meelaha fatahaadahu ay saamaynta xoogga leh ku yeesheen.

Madaxwayne ku xigeenka Labaad  oo socdaalkiisa uu la xiriiray u kuurgalidda howlaha shaqo ee ka socda deegaankaasi ayaa qiiimayn iyo indho-indhayn ku sameeyey dhismaha buundada degaanka Buulo-gaduud oo ay gooyeen fatahaaddii ElNino isla markaana haatan maraysa meel wanaagsan oo ku dhaw gabogabo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa kale oo uu la qaatay kulamo ku qotomay dardargalinta howlaha shaqo  laamaha amniga ee deegaanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Previous Post

Kulanka Xulalka Banaadir iyo Galmudug ee berri oo dib loo dhigay

Next Post

Madaxweynaha JFS oo saxiixay Sharciga burinta Is-afgaradka Itoobiya iyo Maamulka Somaliland  ee ay ansixiyeen Labada Aqal ee BJFS

Next Post
Madaxweynaha JFS oo saxiixay Sharciga burinta Is-afgaradka Itoobiya iyo Maamulka Somaliland  ee ay ansixiyeen Labada Aqal ee BJFS

Madaxweynaha JFS oo saxiixay Sharciga burinta Is-afgaradka Itoobiya iyo Maamulka Somaliland  ee ay ansixiyeen Labada Aqal ee BJFS

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In