Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug oo dhaawacyo ku booqday isbitaal Madiina

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug oo dhaawacyo ku booqday isbitaal Madiina
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo xubno uu hogaaminayo ayaa maanta isbitaal Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Mas’uuliyiintan ayaa booqday bukaanada ku jira isbitaal Madiina, iyagoo u jeedka socdaalkooda ay ahayd u kuurgelidda xaaladda ay ku suganyihiin iyo gurmadka caafimaad ee loo fidiyay.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Agaasimaha guud ee Isbitaal Madiina Dr Maxamed Yuusuf oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhaawacyada qaar ay iminka xaaladooda caafimaad soo hagaageyso isla markaana dhaqaatiirta isbitaalka ay ku dadaaleen baxnaaninta caafimaadka dhawacyadaasi

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi  oo isna la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa maamulka isbitaalka uga mahadceliyay gurmadka caafimaad ee ay u fidiyeen, waxaana uu intaa ku daray in xaaladda bukaanada uu mid mid u wareystay, ayna ka warqabi doonaan xaaladooda nololeed.

Dhaawacyada uu maanta booqday Madaxweyne ku-xigeenka Galmadug ayaa maalmo kahor ku soo dhawacmay degmada caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kaddib dagaallo halkaasi ka dhacay oo ay ku dhiteen tiro dad ah, halka kuwa kalena ay ku dhaawacmeen.

Previous Post

Wasiirka qorsheynta oo qurbo joogta ku booriyay inay ka qeyb qaataan horumarka dalka

Next Post

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo xalay kormeer ku tegay xaafadaha Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo xalay kormeer ku tegay xaafadaha Beladweyne “SAWIRRO”

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo xalay kormeer ku tegay xaafadaha Beladweyne “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In