Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wafdi ka socda Puntland “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wafdi ka socda Puntland “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey

Kulanka waxaa kaloo ka qeyb-galay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Maxamuud Xasan Soocade, Wakiilka Puntland ee Djabuuti Saciid Mahdi Cabdi, la taliyaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Cali Cabdi Awaare, xiriiriyaha xafiiska Madaxweynaha Puntland ee arrimaha macdanta Cabdicaziiz Maxamuud Cali (Xaaji Sayn) iyo mas’uuliyiin kale, waxaana ay ka wada hadleen arrimo badan ku saabsan dhanka horumarka iyo kor u qaadista xiriirka Ganacsi.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa sidoo kale madaxda Dowladda Jabuuti ku ammaanay taageerada kala duwan ee ay Soomaaliya u fidiyaan sida sugida amniga qeybo ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya.

full

IMG_4518

IMG_4519

IMG_4520

IMG_4521

IMG_4522

IMG_4523

IMG_4527

IMG_4529

IMG_4530

IMG_4543

IMG_4553

Previous Post

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Dalka Oo Garoowe Gaaray

Next Post

Barcelona oo Sii Kordhisay dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Spain “Sawirro”

Next Post
Barcelona oo Sii Kordhisay dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Spain “Sawirro”

Barcelona oo Sii Kordhisay dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Spain “Sawirro”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In