Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaanno iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa siweyn loogu soodhaweeyay deeganka Fer Fer ee waqoyiga gobolka Hiiraan.
Intaasi kadib ayaa wafdiga wax ay gaaren degmada Fer Fer ee gobolka Shabelle ee dowlad deganka Soomaaliyeed.
waxaana halkasi ku so dhaweyay mas’uuliyin ka socday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu horkacayay taliyaha
hoganka amniga dowlad deegaanka Soomalida.
Dr Xuseen Xaashi Qaasin
Iyo kuxigeynkiisa CabdiLaahi Dhere iyo
Guddoomiyaha gobolka Shabelle Aadan Axmed Saayaal.
Guddoomiyaha degmada Fer Fer Cabdi Rashiid Ibraahim Dhaqane.
Mas’uuliyintaan ayaa lafilayaa in saacadaha soosoocoda ay kulamo ku yeeshaan halkaasi.