Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle oo gaaray Fer Fer “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle oo gaaray Fer Fer “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka  Hirshabelle  Yuusuf Axmed Hagar oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaanno iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa siweyn loogu soodhaweeyay deeganka Fer Fer ee waqoyiga gobolka Hiiraan.

Intaasi kadib ayaa wafdiga wax ay gaaren degmada Fer Fer ee gobolka Shabelle ee dowlad deganka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

waxaana halkasi ku so dhaweyay mas’uuliyin ka socday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu horkacayay taliyaha

hoganka amniga dowlad deegaanka Soomalida.

Dr Xuseen Xaashi Qaasin

Iyo kuxigeynkiisa CabdiLaahi Dhere iyo

Guddoomiyaha gobolka Shabelle Aadan Axmed Saayaal.

Guddoomiyaha degmada Fer Fer Cabdi Rashiid Ibraahim Dhaqane.

Mas’uuliyintaan ayaa lafilayaa in saacadaha soosoocoda ay kulamo ku yeeshaan halkaasi.

Previous Post

Dowladda Ciraaq oo u ogolaatay  muwaadiniinta 37 dal inay fiiso la’aan so galaan dalkeeda

Next Post

Dowladaha Qatar iyo Mauritania oo kawada hadlay sidii loo soo celin lahaa xiriirkooda diblomaasiyadeed

Next Post
Dowladaha Qatar iyo Mauritania oo kawada hadlay sidii loo soo celin lahaa xiriirkooda diblomaasiyadeed

Dowladaha Qatar iyo Mauritania oo kawada hadlay sidii loo soo celin lahaa xiriirkooda diblomaasiyadeed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In