Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid abwaan Cabdi-kariin Faarax Qaarey

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid abwaan Cabdi-kariin Faarax Qaarey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid abwaan Cabdi-kariin Faarax Qaarey “Jiir” oo xanuun dhanka wadnaha ah ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa dhambaal tacsi ah u diray guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, asxaabtii, ehelkii, iyo bahda fanka & suugaanta, ee uu ka baxay. Wuxuuna ALLE uga baryey janatul fardowsa.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Allaha u naxariistee marxuumku wuxuu 1943-
kii ku dhashay magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug.

Sanadkii 1963 ayuu fanka kusoo biiray isagoo kusoo kordhiyey hal-abuur cusub oo ku aadan cod-samaynta iyo habka laxan-saarka heesaha.

Wuxuu kamid ahaa aas’ aasayaashii kooxda IFTIN ee wasaarada Waxbarashada iyadoo lagu xasuusan doonaa kaalintii uu ku lahaa horumarinta fanka, dhaqanka & suggaanta uu in ka badan 50 sano ka shaqeynayey.
Samar iyo Iimaan Eeba ha innaga siiyo.
ILAA LI LAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Previous Post

Abwaan Cabdikariin Jiir oo Muqdisho ku geerigooday

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In