Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo kulan afur ah u sameeyey safiirada in kabadan 50 dal oo Islaamka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo kulan afur ah u sameeyey safiirada in kabadan 50 dal oo Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulankan afurka ah oo ka dhacay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa soo qaban qaabiyay Madaxweynaha Maraykanka Donald Jey Trump,kaasi oo xalay loo qabtay  diblomaasiyiin ka socda qaar ka mid ah safaaradaha dalalka Islaamka ee u fadhiya wadankaasi Mareykanka.

Kulankaasi ayaa waxaa goob joog ahaa safiirada in kabadan 50 dal oo kamid ah dowladaha Islaamka ee Dunida,kuwaasi oo la kulmay madaxweyne Donald Trump.
Warbaahinta Mareykanka ayaa hadal haysan in sanadkan aan kulankaasi sidii kuwii ka horeeyey looga wada qeybgalin,waxaa mas’uuliyiinta sare oo kulankaasi ka maqnaa kamid ah hogaamiyeyaal Muslimiinta Maraykanka ka tirsan oo lagu marti qaadi jiray ayna sanadkan ka soo qeyb galin,taasi oo ilaa iyo haatan aan la sheegin sababta.

Waxaa kamid ah danjirayaasha ka qeybgalay Sucuudiga,Imaaraadka,Masar,Ciraaq,Indonesiya,Baxreyn,Tunisiya,Boosniya,Asarbijaan,Gambia,Jordan iyo wadamo kale oo kamid ah dowladaha Caalamka Islaamka iyo qaar kamid ah hogaamiyaasha muslimiinta eek u dhaqan magaalada Washington.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamaya in ujeedka uu yahay isku soo dhawaanshaha iyo laabxaarnaanta bulshada dhexedeedi ah.

Sidoo kale madaxweyne Trump ayaa isagoo ka hadlayay arrimaha siyaasadda sheegay in uu ku faraxsan yahay in diplomaasiyiin qiimo badan uu afur ugu sameeyo Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka,wuxuuna ammaanay xoojinta xiriirka diblomaasi ee uu kala dhexeeyo wadamadaasi.

Previous Post

Akhriso:- Isku aadka wareegga 3aad ee tartanka oo caawa la sameeyay  “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hortagay weerar Maleeshiyada Shabaab ay ku soo qaadeen deynuunaay(DHAGEYSO)

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hortagay weerar Maleeshiyada Shabaab ay ku soo qaadeen deynuunaay(DHAGEYSO)

Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hortagay weerar Maleeshiyada Shabaab ay ku soo qaadeen deynuunaay(DHAGEYSO)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In