Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo xulufo u raadinaya duullaanka Iiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo xulufo u raadinaya duullaanka Iiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Mareykanka ayaa xoojinaysa ololeheeda ku aadan sidii ay u heli lahayd wadiiqo u sahlaysa duulaan lagu qaado dalkaasi Iiraan,iyadoo Washington ay raadinayso dowlado ay la kaashato weerarkaasi.
Madaxweynaha Mareykanka Donalda Jey Trump ayaa wada dadaalo uu wadamada Khaliijka uu kaga dhaadhicinayo in ay qeyb ka noqdaan isxulufeysiga ka dhanka ah dalka Iiraan,oo ah wadan dagaal siyaasadeed oo soo jireen ah kala dhexeeyo Mareykanka.

Mr Trump wuxuu amray xoojinta cunnaqabateynta dhaqaale ee Tehran saaran, iyo sii adkeynta “cadaadiska xoogga leh” ee ka dhanka ah Iiraan taas oo Mareykanka uu ku adkeysanayo in saameyn weyn ay ku yeelatay dalkaas.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Mareykanka iyo Sucuudiga ayaa Iiraan ku eedeeyey in ay ka dambeyso weerarada dhanka cirka ah oo lagu beegsanayo ceelasha shidaalka ee dalkaasi,taasi oo madaxweyne Trumo uu doonayo in uu mar marsiyo uga dhigto weerar lagu qaado Iiraan iyo in ay khatar ku tahay isticmaalka marin Biyoodka Hormuz oo ah marin Biyood dhaca mandiqadda Khaliijka,ahna meel istratiijiyada u ah maraakiibta ganacsi ee Shidaalka isaga kala goosha Caalamka.

Dowladda Iiraan oo ka kajawaabaysa dhaq dhaqaaqa Washington ayaa iska fogaysay eedeymaha loo soo jeediyay,waxaana ay sheegtay in ay iska difaacayso gar daro kasta oo kaga timaado Mareykanka iyo xulufadiisa.

Xiisadaha Mareykanak iyo Iiraan oo salka ku haya barnaamijkeeda Nuclearka ah ayaa muddo soo jiitamayay,waxaana Iiraan ay xulufo la leedahay wadamo ka soo horjeeda siyaasadda Mareykanka,sida Turkiga iyo Dalka Ruushka.

Previous Post

Heshiis Ceymis ah oo dhexmaray Soomaaliya iyo Turkiga

Next Post

Madaxweynaha JFS oo saxiixaya Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxa Banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa “DHAGEYSO”

Next Post
Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1da May

Madaxweynaha JFS oo saxiixaya Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxa Banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa "DHAGEYSO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In