Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo maanta laga guddoomay Waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo maanta laga guddoomay Waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub oo ay dowlada Soomaaliya u soo magacawday dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan.

Madaxweyne Uhuru ayaa maanta aqalka madaxtooyada Kenya ee Harambee House waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirkan cusub oo ay dowlada Soomaaliya soo magacawday mudo afar bilood ka hor ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Safiirka cusub oo ay dowlada Soomaaliya u soo magacawday dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan oo xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi shir jaraa’id ku qabtay uu madaxweyne Uhuru ka gudoomay waraaqihiisa aqoonsiga ayaa sheegay in uu si rasmi ah u bilaabi doono shaqadiisa.

Danjire Jamaal ayaa sheegay in uu sii amba qaadi qaadi doono shaqadii uu hayay safiirkii ka horeeyay,isagoo sheegay in sii wadi doono xiriirka diblomaasi iyo midka saaxiinbtinimo ee ka dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa u mahad celiyay shaqaalaha ka shaqeeya safaarada soomaaliya ay ku leedahay magaalada Nairobi,waxana uu ku booriyay in ay sii wadaan shaqada ay u hayeen ummadda Soomaaliyeed.

Danjire Jamaal ayaa sheegay in uu bilaabi doono u adeegidda ummadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkani Kenya.

Danjiraha cusub oo ay dowlada Soomaaliya u soo magacwday dalka Kenya ayaa waxa uu ka mid ahaa tiro dajirayaal ah oo uu madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta maanta ka gudoomay waraaqahooda safiirnimo.

Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa bedelaya danjirihii hore ee dowlada Soomaaliya u fadhiyay dalkani Kenya Maxamed Cali Nuur Americo,kaasi oo mudo ku dhawaad 8-sano ahaa safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiyay Kenya.

11223329_1114195848608967_3626019634900352164_n 11241429_1194237290602115_3925747700001065538_n 11781791_1194237270602117_6843332335690335510_n 11796255_1194237213935456_8225175195014772766_n (1) 11825091_1114195661942319_826489580933878857_n11099799_1114196165275602_2357602539095135135_nIMG_0009IMG_0012IMG_0014

Previous Post

Hiiraan: Ciidanka dowladda iyo AMISOM oo howl-gal ballaaran ka billaabay waddada Buulo Burte

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In