Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Waare Oo Dhagax Dhigay Sedex Iskuul Oo Laga Dhisayo Beledweyne.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Waare Oo Dhagax Dhigay Sedex Iskuul Oo Laga Dhisayo Beledweyne.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne ka dhagaxdhigay Sedex iskuul oo muhiim u ah Tacliinta Guud ahaan Hirshabelle waxaana dhagax dhiga goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo xildhibaanada labada Aqal ee ka Soo jeeda Deegaanka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kaga mahadceliyay Dowladda Hirshabelle sida ay ugu garab istaageen fulinta mashaariicdani lagu dhisayo Dugsiyo Waxbarasho oo si lacag la aan ah wax loogu barayo ubadka Soomaaliyeed, waxaana uu xusay marka ay dhisaan dugsiyadani in dib ay ugu soo celin doonaan Hirshabelle.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay muhiimada iskuuladani oo laba ka mid ah ay yihiin dugsi hoose dhexe iyo Sare, midna uu yahay dugsi lagu tababarayo, waxaana mashaariicdani ay yihiin kuwa muhiimad gaar ah u leh bulshada Hirshabelle, waxaana wasaaradda Waxbarashada Dalka, uu kaga mahadceliyay dadaalka ay u gashay fulinta mashruucani lagu horumarinayo tacliinta Gobolka.

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare Ayaa Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dalka mudane Cabdullaahi Goodax bare ku Wareejiyay jaamacadda Hiiraan University ee Beledweyne si ay u noqoto Jaamacadda Umadd Soomaaliyeed qeybteeda Hiiraan, waxaana talaabadani ay tahay muhiim u ah Ardayda Ku dhaqan Guud ahaan Hirshabelle Gaar ahaan Hiiraan.

Previous Post

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare Kheyre oo ku wajahan degmada Xudur

Next Post

Wadatashi ku saabsan Arrimaha Webiyada Jubba iyo Shabeelle oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Wadatashi ku saabsan Arrimaha Webiyada Jubba iyo Shabeelle oo lagu qabtay Muqdisho

Wadatashi ku saabsan Arrimaha Webiyada Jubba iyo Shabeelle oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In