Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Waare oo Golihiisa Wasiirada maanta horgeynaya baarlamanka HIrshabeele

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Waare oo Golihiisa Wasiirada maanta horgeynaya baarlamanka HIrshabeele
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo  dhawaanahaanba  uu madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare waday dadaalo ku aadan sidii Golihiisa Wasiirada ay codka kalsoonida ah uga heli lahaayeen baarlamaanka Hirshabeele ayaa waxaa jira kulan ay leeyihiin xildhibaanada oo ku saabsan arrimaha horyaala oo ay kamid yihiin kalsooni siinta Wasiiradaasi.

Sida uu ku soo waramaya wariyeheen magaaladasi Jowhar Abuukar Maxamed Bacadle,saxaafadda ayaa looga yeeray hoolka shirarka baarlamaanka Hirshabeele ee magaaladaasi,waxaana jir akulna aan caadi ahayn oo ujeedkiisu yahay sidii codka kalsoonida ah loo siin lahaa Wasiirada cusub.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ay maanta leeyihiin kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayo ansixinta Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Madaxweyne Waare.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa lafilaya in maanta uu baarlamaanka Hirshabeele horgeeyo Golihiisa Wasiirada,si ay codka kalsoonida ah u siiyaan.

Maxamed Yuusuf Colow oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeele ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka lagu ansixin doono Golaha Wasiirada,isagoo intaasi ku daray in ay soo dhamaadeen kulamo wadatashiyo ah oo muddooyinkiii ugu dambeeyey u socday madaxweyne Waare iyo Xildhibaanada baarlamaanka.

Waxaa siweyn loo adkeeyey Ammaanka magaalada Jowhar,iyadoo ciidamadu ay xireen qaar kamid ah wadooyinka,islamarkana aay wadaan baaritaan lagu sameynayo isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Previous Post

Akhriso:Hadal Qoraal ah oo ku aaddan Dhamaadka Sanadka 2017 oo uu soo saaray Michael Keating

Next Post

Dhageyso: Dhibane Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo dalbanaya in la Caawiyo

Next Post
Dhageyso: Dhibane Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo dalbanaya in la Caawiyo

Dhageyso: Dhibane Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo dalbanaya in la Caawiyo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In