Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug “Sawirro”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Gelle Xaaf,  ayaa la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug, kana mid ah Guddiyada ka howl galaya dhamaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna, waxa uuna kala hadlay Qodobo ay ka mid yihiin Dar dar gelinta Howlaha loo igmaday Guddiyada iyo inay u shaqeeyaan si Cadaalad iyo Hufnaani ay ku jirto .

Madaxweynaha Galmudug ayaa Guddiga waxa ay u soo bandhigeen Nuqulo ay ka diyaariyeen Dastuurka,  laguna samayn doon  isku dhaf iyo wax ka badal, waxaana Madaxweyne Xaaf uu boggaadiyey sida Guddiyadu ay u wadaan Howlaha loo xilsaaray.

Kulanka iyo Kormeerka Madaxweynaha ka dib ayaa waxaa warbaahinta uga
warbixiyey sida wax u socdaan Abukaate Bashiir Xaasji Yuusuf oo Xubin
ka ah Gudiga, horayna uga mid ahaa Qubaradii soo diyaarisay Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Guddiga ayaa la rajeynayaa in muddo kooban ay ku soo dhammeystiraan
howlaha loo xil saaray, si horumarinta heshiiska iyo wadajirka
Galmudug ay si buuxdo ugu shaqeyso.

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya oo shir wadatashi ah ka furtay Garowe

Next Post

HADALJEEDINTII GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA

Next Post
Gudiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta shiray kana hadlay go’aanki xukuumadda

HADALJEEDINTII GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In