Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Xarunka Gobolka Jubada Hoose, isagoo halkaasi kula kulmi doona madaxda Maamulka KMG Jubbaland.
Madaxda Maamulka Jubbaland ayaa ku sugan garoonka Magalada Kismaayo si ay u soo dhaweeyaan Wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.