Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan oo maanta la kulmay wakiilada qaar ee Beesha caalamka u jooga Soomaaliya”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjirayaasha dowladaha iyo ururada caalamka u jooga Soomaaliya.

Kulankan oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Xassan Sheekh maxamuud ayaa waxaa looga hadlayay sidii loo laba laabilahaa wadashaqeynta dowladda federaalka ah iyo beesha caalamka iyo kordhinta taageerada caalamka ee Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Mas’uuliyiinta kulanka ka qeybgalay iyo madaxweynaha ayaa is dhaafsaday talooyin ku aadan xaaladda wadanka gaar ahaan arrimaha amaanka,horumarinta iyo dhanka bani’aadanimada iyadoo ay si weyn usoo dhaweeyeen safiirada kulanka ka qeybgalay khudbadda madaxweynaha ee kulanka.

Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya mudane Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa kulanka kadib sheegay in isku fikir laga ahaa guud ahaan qodobada laga hadlay isagoo kulankan ku tilmaamay is xog wareysi madaxweynaha iyo safiirada dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxaa kaqeybgalay dhanka Soomaaliya madaxweynaha jamhuuriyadda Xassan Sheekh Maxamuud.

Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad)iyo la taliyeyaasha Madaxweynaha ee arrimaha amniga iyo siyaasadda iyadoo ay dhanka diplomaasiyiinta goobjoog ka ahaayeen,

Wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya Noclos key,danjireyaasha midowga Yurub,Turkey,Emarate,Sweden iyo wadamo kale waxaana uu kusoo dhamaaday si guul ah.

b11 bbbb cc ddd fff gg IB0A1039 sss vv W

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Safiirka Sweden iyo Ergeyga QM ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In