Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sh. iyo Ban ki Moon oo shir guddoominaya kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sh. iyo Ban ki Moon oo shir guddoominaya kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa maanta shir guddoominaya kulan gaar ah oo looga hadlayo xaaladda Soomaaliya kaasoo ka dhacaya magaalada New York.

Kulaanka waxaa ka  qeyb galaya dowladaha iyo ururada daneeya arrimaha Soomaaliya, iyadoo ujeedadu tahay sidii loo qiimeyn lahaa xaaladaha Amniga, siyaasada iyo qorshayaasha lagu gaarayo sanadka 2016-ka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Daa’uud Aweys oo ah Afhayeenka madaxweynaha ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid muhiim ah oo laga hadlayo qaabka loo wajahayo hiigsiga sanadka 2016-ka.

“Shirkan ujeedkiisa wuxuu yahay sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa Xaalada Soomaaliya, gaar ahaan Amniga, Siyaasada iyo qorshayaasha kale ee kala guurka ah, wixii qabsoomay iyo qaabka loo wajahayo sanadka 2016″ayuu yiri Daa’uud Aweys oo la hadlayay Idaacada BBC-da.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu ka qeyb geli doono kulan kale oo looga hadlayo arrimaha ammaanka oo ay yeelanayaan Madaxda wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale magaalada New York kula kulmi doona Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron iyo Boqorka Jordan Boqor Cabdalla.

Previous Post

Ciidamada Israa’il oo gudaha u galay masjidka Aqsa

Next Post

R/wasaaraha Britain oo sheegay in uu ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo South Sudan

Next Post
R/wasaaraha Britain oo sheegay in uu ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo South Sudan

R/wasaaraha Britain oo sheegay in uu ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo South Sudan

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In