Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Uganda oo ka wadahadley iskaashiga labada dal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Uganda oo ka wadahadley iskaashiga labada dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Gen. Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe.

Kulankan ayaa ajendayaasha ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa iskaashiga dhinaca milateri ee labada dal ka dhexeeya, doorka ciidammada Uganda ee hawlgalka AMISOM, dagaalka lagula jiro argagixisada gobolka iyo dib u dhiska ciidammada Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweyne Museveni oo shaley dib loogu dhaariyey inuu xilka sii hayo, ayaa soo dhoweeyay horumarka Soomaaliya ay ka sameyneyso dhinacyada amniga, siyaasadda, adeegyada bulshada iyo dib u soo nooleynta kaabeyaasha dhaqaalaha.

Waxaa kale oo labada Madaxweyne ay isla gorfeeyeen doorashooyinka lagu wado inay sannadkan ka dhacaan Soomaaliya, iyadoo uu Madaxweyne Museveni aqbalay codsi uu soo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa in ciidammada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM ay doorkooda ka qaataan sugidda amniga waqtiga doorashada, oo ay gacan siiyaan ciidammada Soomaaliya.

Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale isku afgartey in marka laga soo tago iskaashiga dhinaca amniga ah, loo baahan yahay in la ballaariyo dhinacyada ay kale ee ay iska kaashan karaan, siiba dhinacyada dhaqaalaha, waxbarashada, tiknoloojiyadda, arrimaha bulshada, dhaqanka iyo ciyaaraha.

1 unnamed

Previous Post

Guddiga dib eegista doorashooyinka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha dalka oo dhigiisa Uganda ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha dalka oo dhigiisa Uganda ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah “SAWIRRO”

Madaxweynaha dalka oo dhigiisa Uganda ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In