Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya, Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha ayaa yiri, “Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Alle ha u naxariisto Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke, waxuu kaalin mug leh kasoo qaatay horumarinta waxbarashada dalka iyo dowlad-dhisidda.”

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryay Marxuumka in hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa, qaraabada, iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday.

Waxaa Marxuumka lagu xasuustaa dadaalkiisa iyo hogaamintiisa dhinaca waxbarashada, taasoo door muhiim ah ka qaadatay horumarka dalka.

Previous Post

Dalal kamid ah caalamka oo ku celiyay inay lama taabtaan tahay Madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka

Next Post

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan doceedyo la qaatay qaar kamid ah wasiirrada dhiggiisa ah ee dalalka Afrika

Next Post
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan doceedyo la qaatay qaar kamid ah wasiirrada dhiggiisa ah ee dalalka Afrika

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan doceedyo la qaatay qaar kamid ah wasiirrada dhiggiisa ah ee dalalka Afrika

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In