Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethopia mudane Abey Ahmed oo kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga xiriirka diblo,maasiyadeed ee labada dal.
Labada mas’uul ayaa qodobada ay shrikoooda kaga hadleen waxaa ka mid ahaa dhinacyada ammiga, dhaqaalaha iyo arrimaha gobolka, iyaga oo isla meel dhigay dardar galinta howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta, maadaama ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kacdoonka Shacabka ay magaalooyin waa weyn ka xoreeyeen khawaarijta.