Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalintii Saddexaad ku sugan Baladweyn

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalintii Saddexaad ku sugan Baladweyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo wali ku sugan  Magaalada Baladweyn gobolka Hiiraan, ayaa wada kulamo wada tashiyo ah uu la qaadanayo Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweyne Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa la kulmay Hogaanka dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Hiiran,  isagoo kala hadlay dar-dar galinta Heshiisyadii Nabadeed ee dhawaan laga gaaray dagaalladii ka dhacay Baladweyne.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa kulamada ay la yeesheen Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka waxaa lagu Ballamay in markale uusan soo laaban Dagaalladii ka dhacay Magaalada Baladweyn.

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya  Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo isna ka mid ah Wafdiga Madaxweynaha ayaa la kulmay Waxgaradka gobolka Hiiraan, isagoo kala hadlay dhameystirka Nidaamka Federaalka oo ay dowladdu qaadatay iyo sidii loo soo da-dajin lahaa hanaanka mamul u Samaynta dadka daga gobollada Hiiraan iyo shabeellaha Dhexe.

Todobaadkan waxaa billaaban doona kulamo looga hadlayo Maamul U samaynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Previous Post

Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka hadlay Fadliga 12’ka Rabiicul Awal “Dhageyso”

Next Post

Wasaaradda Shaqada “Shaqaale Cusub ayaa shaqo u Aadidoona Sacuudiga & Qadar “

Next Post
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday  Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”

Wasaaradda Shaqada "Shaqaale Cusub ayaa shaqo u Aadidoona Sacuudiga & Qadar "

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In