Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaani ka socday Midawga Afrika ee uu hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midawga Afrika Ismaaciil Sharji ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Siihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Abaan duulaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi, Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Dalka Ethiopia Axmed Cabdisalaan Xaaji Wakiilka Midawga Afrika ee Soomaaliya Maman Sidikou, Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay iyo Mas’uuliyiin kale.

Wafdiga ayaa loo soo galbiyay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya halkaas oo uu Wafdigani kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mas’uuliyiin kale oo Dowladda ka tirsan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka Wafdiga iyo Madaxweynaha markii uu soo idlaaday ayaa waxaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyay waxyaabihii laga wada hadlay Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Siihayaha Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Ismaaciil Sharji oo ah Madaxa Golaha amniga Midawga Afrika oo wafdigaan Hogaaminayay.

Ismaaciil Sharji ayaa sheegay in ay tahay markii ugu horeysay oo uu Soomaaliya yimaado isla markaana aysan Noqon doonin markii ugu Dambeysay Madaxweynahana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Xaaladda ammaanka Soomaaliya oo ay iska kaashanayaan Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.
6

7

8

9

10

11

12

4

3

15

14

13

Previous Post

Laba qofood oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Turkiga

Next Post

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Mowlaca Sheekh Daa’uud Culusow “SAWIRRO”

Next Post
Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Mowlaca Sheekh Daa’uud Culusow “SAWIRRO”

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Mowlaca Sheekh Daa’uud Culusow “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In