Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xarigga ka jaray xarumo dib u dhis lagu sameeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka rajay xarumaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo tan howlaha guud oo dhawaan dib u dhis lagau sameeyay.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Guddoomiyaha gobolka Benaadir, Taliyaha ciidanka Booliska iyo mas’uuliyiin kale waxa uu ugu horeyn kormeer howleed ku tegay qeybta guud booliska gobolka Benaadir, halkaasi oo u salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska.

Related posts

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026

Madaxweynaha iyo xubnaha la socday waxa ay warbixinno ka dhageysteen taliyaha qeybta guud booliska gobolka Benaadir Jeneral Cali Xirsi Barre Cali Gaab, oo madaxda uga warbixiyay saldhigyada ciidanka booliska ee 17-ka degmo ee gobolka benaadir iyo sida ay ciidamada u sugayaan ammaanka caasimadda.

Intaas kadib Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo waxa ay kormeer ku tegeen xarumaha labada Wasaaradood ee kala ah Holwaha guud iyo Shaqaalaha, waxa uu warbixin ka dhageystay labada Wasaaradood, oo Madaxweynaha u sharxay dib u dhiska lagu sameeyay.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda labada Wasaaradood ku bogaadiyay dib u dhiska ay ku sameeyeen xarumahooda, waxaana mas’uuliyiinta kale ka dalbaday inay dib u dhistaan xarumaha Wasaaradaha ay u magacaaban yihiin.

Sidoo kale xarunta Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulsahda ayaa lagu qabtay munaasabad lagu weyneynayay xuska maalinta shaqaalaha Adduunka ee 1-da May.

 

Previous Post

R/wasaare Cumar “Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad shaqo oo dabooli karta baahida shaqaale ee dalka”.

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo IGAD oo gaaray Boosaaso “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo IGAD oo gaaray Boosaaso “SAWIRRO”

Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda iyo IGAD oo gaaray Boosaaso "SAWIRRO"

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In