Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Madaxweyne Xasan”Madaxweynaha Turkiga wuu imaanayaa Muqdisho Saameyn kuma Yeelan doono isku dayga Fashilmay” (Dhageyso)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan β€œInta uusan dhamaan sanadkan Madaxweyneyaasha Urur Goboleedka IGAD shir ayay ku yeelan doonaan Muqdisho”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Galabta waxaa uu Kormeer ku tagay Hotelka SYL Ee Magaalada Muqdisho oo maanta ay kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab ay Albaabkiisa Hore kuq arxiyeen Gaari ay waxyabaha qarxa ka soo buuxiyeen waxaana uu madaxweynuhu halkaas kula kulmay Ciidamada amaanka oo Feejignaan dheeraad ah la galiyay.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu kula kulmay Hotelka Saraakiisha Ciidamada amaanka iyo Safiirka Dowladda Turkiga u Fadhiya Soomaaliya isagoo kala hadlay Arimo ay ka mid yihiin Adkeynta amaanka iyo u diyaar garowga Imaanshaha Madaxweynaha Wadanka Turkiga Mudane Rajab Tayib Ordagaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Markii uu soo dhamaaday kulankii uu la qaatay Saraakiisha Ciidamada amaanka iyo Danjiraha Dowladda Turkiga Ee Somalia Waxaa uu qabtay Shir Jaraa,id oo uu uga hadlay waxyaabihii laga wada hadlay waxaana uu Madaxweynuhu sheegay in Weerar Fashilmay ay kooxda Naf la caariga ah Ee al shabaab ay soo qaaday maanta lana fashilyay isagoo intaa ku daray in isku dayadooda aysan Wax saameyn ah ku yeelan doonin amaanka caasimada oo ah mid wanaagsan.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu bulshada Soomaaliyeed u sheegay in ay is dajiyaan isla markaana Kooxdaan nabaddiidka ah Meel uga soo wada jeestaan waxaana uu intaas raaciyay in Madaxweynaha Turkiga uu imaan doono Maalinta barito ah Magaalada Muqdisho Weerarkii Naf la cariga ahaana uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin Socdaalkaas Madaxweynaha.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/01/hadalka-madaxweynaha-ee-hotel-SYL.mp3
Previous Post

DAAWO-Dowladda Turkiga oo sheegtay in Socdaalka Madaxweynaha Wadankaas Ee Muqdisho uusan saameyn ku yeelan doonin Qaraxii Maanta.

Next Post

DAAWO/Dhageyso shirkii jaraa’id ee madaxweynuhu galabta ku qabtay hotelka SYL

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

DAAWO/Dhageyso shirkii jaraa'id ee madaxweynuhu galabta ku qabtay hotelka SYL

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In