Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii Gambia Yaxya Jammeh oo si nabadgelyo ah uga baxay dalkiisa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynihii Gambia Yaxya Jammeh oo si nabadgelyo ah uga baxay dalkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh oo dhawaan doorasho ka dhacday dalkasi looga adkaaday iyadoo Madaxweynaha cusub ee Gambiyana uu ku soo baxay Adama Barrow ayaa ogolaaday waan waan nabadeed oo aheyd inuu si nabadgelyo ah isaga baxo.
Madaxweyne Yaxya Jammeh ayaa waxa u dalka Gambia xukumayay muddo 22 Sano ah isagoo xukunka ku qabsaday Inqilaab mileteri ah, iyadoo dhanka kale Madaxweynaha cusub ee dalkaasina Adama Barrow uu sheegay inuu si deg deg ah u imaan doono dalkiisa Gambia, isla markaana uu fariisan doono Xarunta Madaxtooyada dalkaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wuxuuna isagoo la hadlayay Warbaahinta uu sheegay in marka u fariisto Qasriga Madaxtooyada Gambia uu si dhaqsi ah u magicaabi doono guddi baara arrimaha xuquul insaanka oo la xiriira xadgudbydii ka dhacay dalkaasi mudadii 22-ka sano aheyd ee Madaxweynihii hore Yaxya Jammeh uu xukunka dalkaasi hayay.

Mas’uuliyiin katirsan Ururka ECOWAS oo dhexdhexadin ka waday muranka u dhaxeeyay Madaxwynaha la doortay ee Gambiya iyo Madaxweynihii hore ee Doorashada madaxtinimada dalkaasi dhawaan looga adkaaday ayaa sheegay in Madaxweyne Yaxye Jammeh uu isaga baxay dalka Gambia isagoo ka talinayay mudo 22 sano ah , unna kicitimay dalka Equatorial Guinea.

Madaxweynihii Gambia Yaxya Jammeh ayaa noqonayaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee dalka Gambia oo si nabadgelyo ah xukunka u wareejiya tan iyo sanadkii 1965 oo ku begneyd markii Gambiya ay ka xuroowday Ingiriiska.

Previous Post

Gudoomiye Ku xigeenka kowaad ee Aqalka Sare oo la Doortay

Next Post

44 Guuradii ka soo wareegtay Maalinta Warfaafinta (Qeybtii 2-aad)

Next Post
44 Guuradii ka soo wareegtay Maalinta Warfaafinta (Qeybtii 2-aad)

44 Guuradii ka soo wareegtay Maalinta Warfaafinta (Qeybtii 2-aad)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In