Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo ka tacsiyeeyay geerida Halgamaa C/qaadir Cali Boolaay

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo ka tacsiyeeyay geerida Halgamaa C/qaadir Cali Boolaay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Halgamaa C/qaadir Cali Boolaay oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Halgamaa Boolaay isagoo sheegay in uu waqti ku bixiyay xorriyaddii Soomaaliya,wuxuuna Alle uga baryay inuu Jannatul firdowsa ku abaal mariyo.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

“Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida ku timid Halgame Cabdulqaadir Cali Maxamed Boolaay oo ku geeriyoodey magaalada London ee dalka Ingiriiska.Wuxuu ahaa halgamaa iyo taariikhyahan waqti ku bixiyay xorriyaddii Soomaaliya, samir iyo iimaan allaha naga siiyo, isagana janatul firdows allaha ku abaal mariyo”ayuu yiri Madaxweynihii hore Sheekh Shariif.

Previous Post

TAARIIKH: Halgamaa C/qaadir Cali Boolaay

Next Post

Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka XFS oo cambaareysay kufsi loo geystay carruur

Next Post
Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka XFS oo cambaareysay kufsi loo geystay carruur

Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka XFS oo cambaareysay kufsi loo geystay carruur

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In