Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe oo geeriyooday

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe oo geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War ay shaacisay dowladda Zimbabwe ayaa sheegay a in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalkaas Mr Robert Mugabe, kaasi oo in muddo ah xanuunsanayay, eheladiisa ayaana Warbaahinta u xaqiijiyay.

War qoraal ah oo bartiisa Twitterka uu ku qoray Wasiirka Waxbarashada Zimbabwe, Fadzayi Mahere ayuu kaga hadlay geerida Mogabe,isagoo yiri”nabad ku naso Robert Mugabe.”

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynihii hore ee Zimbabwe oo geeriyooday Mr. Mugabe oo ahaa 95 sano jir,wuxuu in muddo ah la jiifay xanuun hayay iyo sidoo kale gabow is biirsaday, waxaana lagu daweynayay isbitaal ku yaala dalka Singapore, halkaasi oo uu ku geeriyooday, oo uu weligiisa caafimaad ahaan u aadi jiray.

Muddo sanad ka hor ayuu xilka ku wareejiyay Emmirson Manangagwa,kadib markii militariga dalkaasi ay afgembi ku rideen maamulkiisa.

Mr Mugabe waxaa xilka looga qaaday afgembi militari bishii November ee sanadkii 2017, taas oo soo afjartay xukunkiisii socday in ka badan 30 sano.

Robert Mugabe Wuxuu dhashay 21-kii February 1924, xilligaas oo Zimbabwe loo garanayay Rhodesia, waana shaqsi taariikh weyn ku leh dunida,inta badana lagu yaqiinay hadalo cad cad oo aan lahayn cabsi,marka uu la hadlayo siyaasiinta reer Galbeedka ah.

Mr Mugabe waxyaabaha uu soo maray noloshiisa waxaa qeyb ka ahayd in uu xabsi ku jiray in ka badan 10 sano,ka dib markii uu eedeeyay dowladdii Gumeystaha ee Rhodesia, sannadkii 1964-tii,sidoo kale dowr weyn ayuu ka soo qaatay dhismaha dowladnimada iyo hoggaaminta dalkaasi, balse wuxuu ahaa qof in muddo ah xilkaasi hayay, taasi oo keentay in ugu dambeyn xilka laga tuuro.

SONNA

Previous Post

 Ra’iisul Wasaare Khayre: “Si Loo Hehiisyo Oo Maamul La Wada Leeyahay Loo Dhiso Waa In Danta Gaarka Ah Meel La Dhigo Oo Danta Guud Laga Shaqeeyo “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Lagu Kordhinayo Jaamacadda Ummaddu Qaybteeda Caabuudwaaq “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Lagu Kordhinayo Jaamacadda Ummaddu Qaybteeda Caabuudwaaq “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Lagu Kordhinayo Jaamacadda Ummaddu Qaybteeda Caabuudwaaq "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In