Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo khudbad u jeediyay Ciidanka Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne”Muuqaal+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud iyo Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa ay khudbad u jeediyeen Ciidamada dalka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, Madaxweynaha Jabuuti ayaa waxaa uu Ciidamada ku booriyay in ay sii laba laabaan dadaalada nabad ku soo dabaalidda dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhankiisa Ciidamada Midowga Afrika gaar ahaan kuwa ka socoda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ugu mahadceliyay sida ay u garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed isla markaana ugu dul qaadeen kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen Madaxweynaha Jabuuti Taallo loogu dhisi doono degmada Buulo-Burte si jiilasha dambe ay u ogaadaan wax qabadka iyo gacanta walaalnimo ee Madaxweyne Geelle uu siiyay shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa halkaasi lagu gudoonsiiyay Beer weyn oo 7 KM ah oo ku taala degmada Buullo-Burde kuna dhow Webiga shabeele ee mara degmadaasi taas oo Madaxweyne Geelle uu halkaasi ku gudoomay.

Previous Post

Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne”Muuqaal+Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In