Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Gaalkacyo oo maanta laga sameeyay olole nadaafadeed “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Magaalada Gaalkacyo oo maanta laga sameeyay olole nadaafadeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka  degmada  gaalkacyo  oo  muddooyinkii  u danbeeyay ku  howlanaaa  haggaajinta  bilicda magaalada  gaalkacyo  iyo  ilaalinta  nadaafada bulshada ayaa  maanta  bilaabay  qorshe   dib habaynaayo,loogu tala galay  in lagu  gubo  qashinka  laga qaado gudaha magaalada.  kuwaas oo ugu horrayn  maamulka  u gadiyaariyay  duleedka magaalada  Gaalkacyo kadib markii  ay  buuxsameen goobihii  hore.

Guddoomiyaha degmada  Gaalkacyo Cabdiraxmaan  Sheekh  Xasan  Jimcaale  oo  ay wehliyeen   Agaasimaha  waaxda arrimaha  bulshada Daahir  Maxamuud  Cilmi  iyo  Guddoomiyaha  xaafada  howlwadaag  ee  magaalada  gaalkacyo  Mahad Maxamuud  Warsame   Samawade  ayaa  kormeeray   goobahaasi ,iyagoo   intii  ay halkaasi  ku sugnaayeen qiimeeyn ku  sameeyay  qaabka  ugu  haboon  ee  loo  balaarin  karo   goobahaasi  .

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Agaasimaha  waaxda arrimaha  bulshada Daahir  Maxamuud  Cilmi  ayaa   kormeerka  ka dib  la  hadlay  warbaahinta  Qaranka , isagoona  ka  warbixiyay   u jeedka  kormeerka   iyo  dadaalka  maamulka   ugu  jiro   haggaajinta  bilicda,isagoona    dhanka  kale  sheegay  in   bulshada  ay ka  codsanayaan   in  lagala  shaqeeyo  maamulka  ilaalinta  Nadaafada.

Previous Post

R/Wasaare Rooble oo fariin u diray guddiyada doorashada

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay Xuska maalinta Caafimaad Afka ee adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay Xuska maalinta Caafimaad Afka ee adduunka “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay Xuska maalinta Caafimaad Afka ee adduunka “SAWIRRO”

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In