Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo lagu qabtay Bandhig ku saabsan Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo lagu qabtay Bandhig ku saabsan Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Ankara ee dalka turkiga lagu qabtay bandhiga  dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed    oo ay ku soo bandhigayeen  Ururka ardayda waxkabarata magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Bandhig dhaqameedkaan  ayaa laqabtaa sanadkiiba mar oo ay soo abaabuleen Ururka ardayda waxkabarata magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Related posts

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

April 4, 2026

ayagoo kaashanaya Xafiiska deeqaha waxbarashada ee dalkan turkiga  iyo Safaarada Somaaliya ee dalka turkiga, wuxuuna ahaa mid si heersare ah loo soo agaasimaya iyagoo  soo bandhigay xiriirka walaltinimo ee Somaliya iyo Turkiga udhexeeya,booraar ay ku xardhanyihiin sawiro taariikhi ah  , dhaantooyin ,hal ku dhigyo iyo  farshaxano Kal  duwan.

waxaana ka soo qeyb galay Bandhig dhaqameedkaan mas’uuliyiin ka socotay Safaradda somaliya ee dalka Turkiga  iyo xafiiska deqaha waxbarashada ee dalka turkiga ,Ardayda waxkabarata Magaalada Ankara iyo bulsha soomaaliyeed ee ku nool magaalada  anakra.

Intii uu socotay waxaa halkaas ka hadlay  uqaabilsanaha Tacliinta iyo dhaqanka safaarada Somaliya ee dalka Turkiga Cabdulcasiis Sheikh Cabdiraxmaan oo si qoto dheer uga hadlay dhaqanka iyo saamaynta uu bulshada u leeyahay.

Gudoomiyaha ururka ardayda ee magaalada Ankara Bishaar Cabdi Maxamed Samadoon ayaa  sheegay in hadii la dhumiyo dhaqankeena la dhuminayo mustaqbalkeena.

sidoo kale waxaa hadalo kooban ka jeediyay ku xigeenka madaxa xafiiska dheeqaha waxbarashada ee dalka turkiga mudane Xusen Gungo wuxuuna soo hadalqaaday  xiririka soomaliya iyo turkiga meesha uu ka soo bilaawaday iyo haatan mesha uu marayo, kuna booriyay aradayda Soomaaliyeed ee waxkabarata  dalkan turkiga in ay laba jibaaraan horumarkooda ayna noqdaan kuwo isku xira labada dal.

​

Previous Post

Qarax ka dhacay Muqdisho

Next Post

​​ Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Koofi oo kulan la qatay ​ Dublamaasiyiinta safaaradda dalka Imaaradka

Next Post
​​ Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Koofi oo kulan la qatay ​ Dublamaasiyiinta safaaradda dalka Imaaradka

​​ Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Koofi oo kulan la qatay ​ Dublamaasiyiinta safaaradda dalka Imaaradka

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka...

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Turkey):- Xoghayaha Joogtad ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Cabdulkadir Faarax, oo hoggaaminaya wafdi ka socda...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha Kumeel gaarka ah ee KGS oo soo magacaabay agaasimaha guud ee Madaxtooyada

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In