Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Samareeb iyo deegaannada ku xeeran oo ka curtay roobka Guga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Magaalada Samareeb iyo deegaannada ku xeeran oo ka curtay roobka Guga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobka guga ayaa maanta gelinka dambe ka curyta magaalada Samareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug iyo deegaannada fog fog ee dhulka miyiga, kaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.

Qaar ka mid ah dadka ku nool dhulka miyiga oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay aad ugu diirsadeen roobka Guga, Maadaama jiilaal aad u adag lagu jiray dadka iyo duunyaduna wajahayeen xaalado nololeed, sidoo kalana Meelaha qaar biya la’aani ka jirtay.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Maamulka Magaalada Samareeb ayaa bulshada magaalada Maalmihii la soo dhaafay ku wacyigalinayey in laga shaqeeyo nadaafadda si looga baaqsado cudurada faafa ee ka dhasha meelaha biya fariisiga leh.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Koongo oo ka wada hadlay horumarinta iskaashiga labada dal “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan oo ka kala yimid dowlad Goboleedyada Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan oo ka kala yimid dowlad Goboleedyada Dalka “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan oo ka kala yimid dowlad Goboleedyada Dalka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In