Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Xudur oo ciidul Adxa loogu dabaaldegay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Magaalada Xudur oo ciidul Adxa loogu dabaaldegay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kumanaan dadweyne ayaa manta ka soo qeybgaley munaasabada salaada ciida barakeysan ee Carafo waxan siwadajir ah loogu tukadey garoonka kubada cagta ee STADIUM HUDDUR salaada kadib waxa khudbad halkaasi kajeediyey Imaamka weyn ee Imaam Sheekh Cali Sanbocor wuxuuna dadka ku booriyey in masaakiinta sadaqada ay siiyaan, in salaanta labadiyo in ammaankana si guud loogu shaqeeyo.

Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macalin Axmed oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in ciidaan ka farxad badantahay ciidihii ka horeeyey dhanka ka soo qeybgalka bulshada iyo furitaankii wadooyinka oo sababey in bulsho badan ay soo xaadiraan.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dadka ayaa u dareerey guryahooda si ay u gowracaan udxiyadii gudaha magaalada Xuddur waxa buux dhaafiyey carruur kuwaas oo ku cayaarayaa aqabkii loogu talagali ciida waxa kale oo la soo bandhigey ciyaarihii xidaha iyo dhaqanka oo mudooyinkii u dambeeyey la ilaawey taas oo xirtey wadooyinkii magaalada iyo isu socodkii gaadiidka.

Sidoo kale waxaa xusid mudan in magaalada Xudur maanta lagu gowracay ilaa 500 oo neef oo ari ah kuwaas oo ay soo dhiibtay dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxaana loo qeybiyay dadka ku nool magaalada.

DSC00021 DSC00025 DSC04247 DSC04251 DSC04257 DSC04260 DSC04264 DSC04268 DSC04269 DSC04272 DSC04278 DSC04279 DSC04281 DSC04283 DSC04306 DSC04307 DSC04308 DSC04310

Wariyaha gobolka Bakool ee warbaahinta qaranka Maxamed Xasan C/raxmaan

Previous Post

Soomaalida ku nool Magaalada Tromso ee Norwey oo si weyn u Ciiday-SAWIRRO

Next Post

717 Xaaji ayaa ku geeriyooday magaalada Mina

Next Post
717 Xaaji ayaa ku geeriyooday magaalada Mina

717 Xaaji ayaa ku geeriyooday magaalada Mina

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In