Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Majmaca Culimada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo carruur agoon ah abaalmariyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Majmaca Culimada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo carruur agoon ah abaalmariyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu abaalmarinayay ku dhawaad boqol Arday carruur Agoon ah oo isugu jira wiilal iyo Gabdho deeq lacagna lagu gudooonsiinayay carruurtaas oo ay iska kaashadeen Majmaca Culuma’udiinka Soomaaliyeed iyo Madarasada Abubakaru Sadiiq ee Magaalada Johannseburg ayaa lagu qabtay Xaafadda Soomaalida u badantahay ee Mayfair.

Munaasabadan oo ay kasoo qeybgaleen Culumada South Africa,Dakhaatiir iyo dad magac ku leh Wadankan ayaa waxa ay caruurta soo bandhigeen ducooyin,Anaashiid iyo Quraan kuwaa oo muujinayay heerkooda Waxbarasho.
Culimada hindida Koonfur Afrika ee iyagu taakulada agoonta ka qeyb qaadanayay, ayaa ammaanay sida ay Soomaalidu ugu illaaliyaan carruurtooda barashada diinta Islaamka, iyagoo kusii dhiirigaliyay inay lawadaagaan wallaalaha kale ee Muslimiinta ah ee ku nool dalkaani Koonfur Afrika.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Guddoomiyaha Majmaca culimada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika Sheikh Aweys Xamsa oo ka warbixinayay munaasabadaan ay caruurta agoonta ah ku caawinayeen deeqda lacageed ayaa sheegay in majmacu uu howlo badan u qabto jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika howlahaasoo ay ka mid yihiin.

“Afurinta dadka masaakiinta ah, uqeybinta dhar dhaxameedka xiliyada qaboobaha iyo iida carafo oo ay bixiyaan xoolaha saddaqada ah ee laqalo waxey muujinaysaa sida walaalaha ay u jecelyihiin inay taakuuleyaan Agoonta”ayuu yiri Aweys Xamza.

Madarasada Abubakaru Sadiiq oo ay dhigtaan caruur aad u badan ayaa waxy ka mid tahay Madarasooyinka qaaska ee ay Soomaalida leeyihiin waxaana wax ka barta caruur u badan Agoon oo qaarkood Abaayashooda lagu dilay Koonfur Afrika.

Majmaca 0001 Majmaca 0002 Majmaca 0003 Majmaca 0005 Majmaca 0006 Majmaca 0007 Majmaca 0008 Majmaca 0009 Majmaca 0010 Majmaca 0011 Majmaca 0012 Majmaca 0013 Majmaca 0014 Majmaca 0015 Majmaca 0016 Majmaca 0017 Majmaca 0018 Majmaca 0019 Majmaca 0020 Majmaca 0021 Majmaca 0022 Majmaca 0023 Majmaca 0024 Majmaca 0025 Majmaca 0026WD C/qaadir Axad,Johannseburg

Previous Post

Tartamayaasha degmada Kismaayo oo caawa xaqiijiyay inay u soo gudbeen wareegga xiga “SAWIRRO”

Next Post

Tababar ka furmay wasaaradda warfaafinta

Next Post
Tababar ka furmay wasaaradda warfaafinta

Tababar ka furmay wasaaradda warfaafinta

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In