Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad Al-Shabaab ah oo lagu laayay Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka oo hub kala duwan ka furtay Maleeshiyaadka Alshabaab

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hawlgal qorshaysan oo Ciidanadu fuliyeen habeenimadii 11-ka March kana dhacay Deegaanka Daarsalaam ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa lagu dilay Sideed ka tirsan Al-Shabaab.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Goobtu waxeey ahayd mid muhiim u ah Al-Shabaab waxayna ku diyaarinjireen Qaraxyada sidoo kalane waxeey u ahayd il dhaqaale oo ay ku uruursadaan lacagaha Baada ah.

Ciidammada amnigu ayaa wacad ku maray in Al-Shabaab ay ugu tagayaan goobahooda kana qaadayaan tilaabada ku haboon.

Majirto waxyeelo kasoo gaartay shacabka hawlgakaan oo ku dhamaaday sidii loo qorsheeyay.

Waa hawlgalkii Sadexaad muddo toban beri gudahood ah oo Ciidamada Qaranku ka fuliyeen goobaha ay joogaan Argagixisadu, kaas oo muujinaya sida ay ciidamadu u awoodaan in ay ku beegsadaan argagixisada goob kasta oo ay joogaan

Previous Post

Wasiirka Howlaha guud ee XFS oo guddoomiyay shirka kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka+sawirro

Next Post

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo Kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo Kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho “Sawirro”

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo Kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho “Sawirro”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In