Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay aga gaarka buulo burde

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Buulo Burte: Xaaladda nololeed ee dadka oo sii xummaaneysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyay howllgallo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmadaasi.

Guddoomiyaha Degmada Buulo burde Cabdicasiis Duuroow Cabdi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgallo ay ciidamada ka sameeyeen tuulooyin hoos taga degmada Buulo burde ay ku dileen lix ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada ay sii wadayaan howlgallada lagu baacsanayo Al-Shabaab.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

“Ciidamada oo helay xog ah in tiro Al-Shabaab ay ku dhuumaaleysanayaan deegaanno hoosta taga degmada ay ku duuleen, waxa ay halkaasi ku dileen lix ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay tuulada buur weyn iyo deegaanno kale” ayuu yiri Guddoomiyaha.

Guddoomiyaha Degmada Buulo burde ayaa shacabka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta ciidamada amniga ee dowladda, si looga hortago dhagarta argagixisada Al-Shabaab.

 

Previous Post

Baarlamaanka oo ka doodaya Hindise sharciyeedka saxaafadda

Next Post

Taliyaha ciidanka oo uga mahadceliyey Safiirka Britain taageerada ciidanka xoogga “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka oo uga mahadceliyey Safiirka Britain taageerada ciidanka xoogga “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka oo uga mahadceliyey Safiirka Britain taageerada ciidanka xoogga "SAWIRRO"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In