Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo xabsi daa’in lagu xukumay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Maleeshiyaad ka tirsana kooxda al-shabaab oo maanta dacwadooda ay u fadhiisatay Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo ahaa 6 ayaa lagu xukumay Xabsi daa’in.

Malweeshiyaadka maanta la xukumay ayaa waxay qeyb ka ahaayeen sida Maxkamddu sheegtay 41 Maleeshiyaad oo bishi Maarso ee sanadkaan lagu soo qabtay Deegaanada Afbarwaaqo Dintoow iyo Towfiiq ee Bariga mudug oo ay Dagaalo kula galeen Al Shabaab Maamulada Galmudug iyo Pudland.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaana sheegtay in 6 daan Nin ee maanta la xukumay ay ugu dambeeyeen 35 Nin oo ay Maxkamadu Horey u Xukuntay, laguna soo wada qabtay dagaalada ka dhacey bariga Gobolka Mudug.

Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Warbaahinta Xukunka Maxkamada ka qaadatay ragaan U aqriyey.

“Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida waxey manta u fariisadey 6 daanin oo bishi sedexaad ee sanadkaan lagu soo qabtay dagaalo al shabaab ay bariga Mudug kula galeen Maamulada Galmudug iyo Pudland ayaga iyo 35 nino kale oo ay Maxkamadu horey u Xukuntay waxeyna Maxkamdu Ragaan ku Xukuntay 6 doodaba Xabsi Daa’in”, ayuu yii Guddoomiyuha.

Maleeshiyaadka Kooxda Alshabaab oo laga Saaray Deegano Badan oo Bartamaha iyo Koonfurta Soomaalia ah oo ay ku dhibaateeyaan shacabka,waxayna Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida horey Xukuno kala Duwan ugu ridey Maleeshiyaad Lagu soo Qabto Dagaalada Dhuumaaleysiga ah iyo kuwo kalo Falal argagixiso lagu so qabtay.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee G/Waqooyi oo heer gabogabo maraya

Next Post
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee G/Waqooyi oo heer gabogabo maraya

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In