Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan deegaannada Sabiid iyo Caanoole ayaa waxaa isku soo dhiibay maleeshiyaad ka tirsanaa argagaxisada Al-shabaab.

Dhalinyaradaan oo tiro ahaan gaareysa 11 ruux ayaa waxey maleeshiyada u qaabilsanaayeen daadinta dhiigga shacabka iyo been ka sheegida diinta Islaamka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Xabdi Xamiid Maxamed Dirir oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhallinyaradaan oo 11 ruux ah  ay isku soo dhiibeen ciidanka xoogga dalka ee ku sugan furunta hore ee dagaal, isagoo sheegay in sidoo kale ciidamadu ay argagixisada kasoo furteen 2 wiil oo aad u da’yar kuwaas oo ay kasoo qafaasheen goobolka Bakool si ay ugu adeegsadaan dagaalada ay ku dhibaateeyaan shacabka.

Taliyaha ayaa dhallinyarada kale ee ay argagixisadu qaldeen ugu baaqay in ay isku soo dhiibaan ciidamada qalabka sida, si aysan qeyb uga noqon daadinta dhiigga Muslimiinta.

Previous Post

Wasaaradda dekadaha Galmudug Oo Soo dhaweysay dhaqaalaha Lagu maalgelinayo dhismaha dekadda Hobyo

Next Post

Ciidanka Xoogga oo khaarijiyay Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Next Post
Ciidanka Xoogga oo khaarijiyay Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Xoogga oo khaarijiyay Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In