Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad tababar ciidan uga socda Baydhabo oo la kormeeray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad tababar ciidan uga socda Baydhabo oo la kormeeray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka hubka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka maamulka Koonfurgalbeed ee dalka Xuseen Xasan Cali ayaa sheegay inay tababaro u sameeyeen maleeshiyaad ay hub ka dhigis ku sameeyeen, kuwaasi oo la barayo xirfado ay ku shaqeystaan halka kuwa kalena tababarro ciidan la siinayo

Wafdi uu hogaaminayay Xuseen Xasan Cali oo gaaray xerada tababarka Cali Salaameey ayaa warbixino ka dhageystay Macalimiinta tababarka bixineysa oo ka hadlay sida ay ku socdaan tababarka ciidan ee la siinayo maleeshiyaadka hub ka dhigista lagu sameeyay.

Related posts

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026

Wasiirka hubka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka maamulka Koonfurgalbeed ee dalka oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dufcaddii ugu horeysay ka soo bixi doonaan xeradaasi, kuwaasi oo uu ku sheegay in looga fadhiyo sidii deegaannada maamulka Koonfurgalbeed looga saari lahaa haraadiga ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS.

“Waxaad tihiin ciidamadii ugu horeysay ee maamulka Koonfurgalbeed ku tashanayo, waxaana idin balan qaadeynaa marka uu tababarka idin soo idlaado in aad heshaan wixii xuquuq ah ee ay ciidan u baahanyihiin, idinkuna la idinka rabo in aad gudataan waajibaadka la idin idmaday” ayuu yiri Xuseen Xasan Cali.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka “Waxaan dib u dhis ku sameynaynaa xarumihii caafimaadka”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay kulamo gaar gaar ah la qaatay odoyaal dhaqameed

Next Post
Madaxweynaha oo kulamo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiinta Dhuusamareeb(Sawirro)

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay kulamo gaar gaar ah la qaatay odoyaal dhaqameed

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In