Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo lagu jebiyay dagaal maanta ka dhacay Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo lagu jebiyay dagaal maanta ka dhacay Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa ku guuleystay dagaal dhan ka ah maleeshiyaad Al-Shabaab ee ku haray deegaanka Qod-qod oo ka tirsan Mudug.

Ciidamada oo isbaheysanaya ayaa maleeshiyaad Al-Shabaab ka saaray deegaanka Qod Qod ee gobolka Mudug, halkaasi oo ay si dhuumaaleysi ah ku joogeen argagixisada.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Saraakiisha Howgalka Hogaamineysay ayaa xaqiijayay in dagaalkii maanta looga adkaaday kooxdaasi, isla markaana laga saaray deegaanka Qod Qod.

Wasiirka Amniga Galmudug mudane Axmed Mucalim Fiqi, ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in ay sii socon doonaan dagaallada argagixisada looga saarayo deegaannada Mudug iyo Gaalgaduud.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo laga codsaday inuu soo gudbiyo masharixiinta utartamayo Aqalka sare.

Next Post

Shuhaddadii ku shahiiday musiibadii ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 24 July 2019 oo kulan duco ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Next Post
Shuhaddadii ku shahiiday musiibadii ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 24 July 2019 oo kulan duco ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Shuhaddadii ku shahiiday musiibadii ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 24 July 2019 oo kulan duco ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In