Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadka Shabaab oo dab qabadsiiyay guryihii ku yaalay tuulada Budbud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaadka Shabaab oo dab qabadsiiyay guryihii ku yaalay tuulada Budbud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa la sheegay in dab qabadsiiyeen dhamaan guryihii ku yaalay tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud.

Tuulada Budbud ayaa u dhaxeysa degmada Galcad iyo tuulada Wabxo oo ka wada tirsan gobolka Galgaduud.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Arintan ayaa timid kaddib markii ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen tuuladaasi iyagoo hore usii kaxeeyay dhamaan dadkii deganaa tuuladaasi, waxeyna gaarsiiyeen tuulada Moqokori oo ka tirsan gobolka Hiiraan

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa galay tuuladaasi xilli ay ka barakaceen dhamaan dadkii rayidka ahaa ee deganaa tuuladaasi, waxeyna maleeshiyaadkaasi bilaabeen iney dab qabadsiiyaan dhamaan dhamaan guryihii ku yaalay tuulada Budbud.

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa looga bartay in dadka rayidka ah ee an waxba galabsan ay kula kacaan falal ka baxsan bani’aaddanimada iyadoo tanina ay ka mid tahay dhibaatooyinka ay u geeystaan shacabka Soomaaliyeed ee abriyada ah.

12143151_10205488857248946_237744994779544951_n 12790846_10206277683529110_9061051118710026193_n 12961475_10206640502199350_395541655295542396_n

Sawirro hore

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya South Africa oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Faadumo Nuur Maxamed  

Next Post

Dhageyso: Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka K/Galbeed oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka

Next Post
Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Dhageyso: Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka K/Galbeed oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In