Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay howlgal laga fuliyay Jannaale

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay howlgal laga fuliyay Jannaale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Galabta 10-ka Maarso, 2020. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka AFRICOM ee Mareykanka ayaa weerar cirka ka sameeyey agagaarka magaalada Jannaale ee Soomaaliya.

Duqeyntan la soo agaasaimay  ayaa lagu dilay shan (5) ka tirsan argagaxisada Alshabaab iyo hal gaari oo laga gubay. Weerarradan duqeynta cirka ayaa wiiqaya awoodda Alshabaab ku sameynkaraan qorshayn iyo hawlgallo ka dhan ah DFS iyo shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka AFRICOM  ee Mareykanka ayaa qaadaya tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu ilaalinaayo waxyeello soo gaadha shacabka inta lagu gudajiro dagaalka ka dhanka ah kooxda argagaxisada Alshabaab oo xiriir la leh Alqaacida, iyada oo si buuxda loo baarayo eedayn walba oo soo yeerta.

Ilaa imanka ma jirto cid shacab ah oo wax ku noqotay hubintii la sameeyey weererkan isaga ah.

Duqeyntan ayaa ah mid lagu taageerayo dadaalada DFS ay uga takhalusayso gabood fallada Alshabaab iyo in mustaqbal wanaagsan loo sammeeyo dadka Soomaaliyeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ciidamadeeda kala duwan ee Xooga Dalka, Danab iyo saaxiibadooda Mareykanka ayaa waxaa ka go’an la dagaalanka argagixisada Alshabaab si loo baajiyo dhimashada soo gaadha dadka rayidka ee leh rag, dumar iyo carruurta ku dhaqan Soomaaliya iyo dalalka dariska ah. Dadaaladan waxaa looga gol-leeyahay in lagu dhawro dadka rayidka,  taa waxay aad uga duwantahay weerarrada aan loo meeldayin ee ay fuliyada Alshabaab la beegsadaan meelaha shacabka ku badanyihiin ee Soomaaliya.

Maadaama aan u dabbaaldegayno bishii Maarso ee xormeynta haweenka Soomaaliyeed, aan xusuusanno gabood falka ay fuliyada Alshabaab u gaysteen haweenka.  DFS iyo saaxiibadooda Mareykanka ayaa si adag u garab istaagaya xoojinta haweenka dowrkooda ay uga qaybqaadanayaan ganacsiga, dhaqanka, siyaasadda iyo xataa ka qaybgalkooda ciidanka Xoogga Dalka iyo DANAB.  Haweenka Soomaaliyeed ayaa lafdhabar u ah dagaalka lagula jiro argagaxisada Alshabaab.

Previous Post

Dekadda Muqdisho oo laga Bilaabay baarista Cudurka halista ah ee karoona feyrus.

Next Post

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle iyo Galmudug

Next Post
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle iyo Galmudug

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle iyo Galmudug

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In