Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleyshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda.

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
FAALLO: Shabaab oo gubaya Gabaadkoodii ugu danbeeyay

FILE- In this Friday, Jan. 1, 2010, file photo, a young boy leads the hard-line Islamist Al Shabab fighters as they conduct military exercise in northern Mogadishu's Suqaholaha neighborhood, Somalia. Al-Shabab have claimed responsibility for the gun and grenade attack on a shopping mall in Nairobi, Kenya Saturday Sept 21 which has left dozens dead and wounded, apparently in retaliation for Kenya's military participation in peace-keeping efforts in Somalia. (AP Photo/ Farah Abdi Warsameh/File)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa Wakaalada SONNA u sheegay in afar ka tirsan maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Koonfur galbeed ee ku sugan degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab ee isa soo dhiibtay uu ku jiro ku-xigeenkii Horjoogaha Al-Shabaab ee u qaabilsanaa Gobolka Baay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Wasiirka ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in kooxaha Argagixisada Al-Shabaab dhabar jab ku tahay isas oo dhiibitaanka Horjoogahan iyo maleeshiyada la socota,waxayna muddooyinkii danbe noqdeen kuwo ka firxanayay howlgalada sida wada jirka ah u fulinayaan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed,taasoo keentay in Maleeshiyo badan oo ay saraakiil ku jiraan isku soo dhibaan Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa dhawaan shaaciyay in Horjoogayaha ugu sareeya Al-Shabaab Axmed Diiriye uu yahay baxsad,islamarkaana uu ku dhuumaaleysanayo qeybo ka mid ah deegaanada Jubbaland.

Previous Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xoriyadiisa u celisay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Next Post

Arday ka qalin jebisay jaamacadda Soomaaliya oo shahaaddooyin la gudoonsiiyay+Sawirro

Next Post
Arday ka qalin jebisay jaamacadda Soomaaliya oo shahaaddooyin la gudoonsiiyay+Sawirro

Arday ka qalin jebisay jaamacadda Soomaaliya oo shahaaddooyin la gudoonsiiyay+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In