Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Cudurka Raabiyada oo laga Xusay Muqdisho”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maalinta Cudurka Raabiyada oo laga Xusay Muqdisho”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda xuska maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Raabiyada ama qaniinyada aan dhammaan oo ay soo qaban qaabisay xarunta daweynta Cudurrada dhimirka ee Dr “XABEEB” ayaa waxaa ka qeyb galay abwaanno, dhaqaatiir,haween iyo qaar ka mid ah dadka dhimirka la’.

Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay waxyeelladda Cudurkan iyo saameynta gaar ahaaneed ee uu Soomaaliya ku leeyahay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Dadkii kala duwanaa ee munaasabadda joogay ayaa ka hadlay dhibaatada Cudurkan uu bulshada ku hayo iyo sida looga hortagi karo.

Dr C/raxmaan Cali Cawaale “XABEEB” ayaa sheegay in dadka uu ku dhaco Cudurkaan uu ka duwan yahay dadka aan qabin.

Sahra Saalax Muxsin oo ka mid aheyd haweenkii Munaasabadda ka qeyb galay ayaa amaantay howsha Dr xabeeb uu dadka iyo dalkaba u hayo iyadoo kuu baaqday in la garab istaago dadka Nuuciisa ah.

Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise ‘’SANGUB’’ iyo Abwaan Maki Xaaji Banaadir ayaa ku ammaanay dadaalka uu ugu jiro daaweynta iyo daryeelka dadka dhimirka la’ Dr Cabdiraxmaan Cali Cawale  “XABEEB”.

Cabdi  Xaaaji Goobdoon oo ah qabiir saxaafadeed ayaa sheegay in mudadii dalka Uu bur-burka ka jiray Horumar ballaaran laga gaaray dhinacyada Caafimaadka.

Cudurka Raabiyda Ama Qaniinyada Aan Dhammaan ayaa waxaa looga dhawaaqay Magaaladda Atlanta ee dalka mareykanka 28,kii September 2007 ,waxaana ku Dhawaaqistiisa lagu beegay dhimashadii “LUIS VASTRA” oo ahaa ninkii keenay Talaalka Cudurkan.

Dhinaca kalana waa cudur dadka iyo xaywaannada ay isku gudbin karaan sidoo kalana laga hortagi karo sida ay dhaqaatiirta ay sheegeenna 10,kii qof waxaa Cudurkan qaba hal qof oo ka mid ah iyadoo Sannadkiiba ay u dhintaan illaa 55,000 Oo qof .

Copy of IMG_0063IMG_0084 IMG_0088 Copy of IMG_0117 Copy of IMG_0145 IMG_0048 IMG_0049 IMG_0052 IMG_0054 IMG_0056 IMG_0057 IMG_0068 IMG_0072 IMG_0082

 Sawir Qaade Cabdiwali

Previous Post

R/wasaaraha Britain oo sheegay in uu ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo South Sudan

Next Post

Dhaawacyo Imaaraadka loo qaaday “SAWIRRO”

Next Post
Dhaawacyo Imaaraadka loo qaaday “SAWIRRO”

Dhaawacyo Imaaraadka loo qaaday "SAWIRRO"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In