Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Manchester United oo Soo Gashay Kaalinta Sedaxaad ee Horyaalka Ingiriiska “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Southampton ayaa waxaa garoonkeeda ST Mary 1-2 uga badiyay kooxda Manchester United.

Tababaraha kooxda Manchester United Louis van Gaal iyo tababaraha kooxda Southampton Ronald Koeman oo labaduba u dhashay dalka Holland ayaa is gacan qaaday ka hor inta aysan ciyaarta bilaaban.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

gaal

Kooxda Manchester United ayaa soo gashay kaalinta sedaxaad ee horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.

Kooxda Manchester United ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 12-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Robin van Persie,isagoo ka faa’ideysatay qalad uu sameeyay ciyaaryahan Jose Fonte oo daafaca uga ciyaara kooxda Southampton.

goool1gol1cele1celeeee1calee 1

Kooxda Manchester United ayaa waxaa qeybtii hore ee ciyaarta ka dhaawacmay ciyaaryahan Chris Smalling,waxaana lagu bedelay ciyaaryahan Jonny Evans.

chrisinjury

Ciyaaryahan Graziano Pelle ayaa daqiiqadii 31-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Southampton.

pele gool pele gooolceleepelle celeepele celee

Ciyaaryahan Pelle ayaa 592-daqiiqo wax gool ah aan ka dhalin horyaalka ingiriiska.

Tababaraha kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa bedel labaad sameeyay qeybtii hore ee ciyaarta,isagoo ciyaaryahan Patrick McNair oo daafaca ka ciyaara ku bedelay ciyaaryahan Ander Herrera oo khadka dhexe ka ciyaara.

sub

Ciyaaryahan Robin van Persie ayaa daqiiqadii 71-aad ee ciyaarta goolka labaad ee guusha u dhaliyay kooxda Manchester United.

gool2vanVaavceleee 2celee 2celee

Kooxda Manchester United ayaa kulankii shanaad oo isku xiga badisay horyaalka ingiriiska.

Kooxda Southampton ayaa laga badiyay kulankii sedaxaad oo isku xiga,waxaana horey uga soo badiyay kooxaha Manchester City iyo Arsenal.

Kooxda Manchester United ayaa kaalinta sedaxaad ka soo gashay horyaalka ingiriiska,waxana ay leedahay 28-dhibcood,halka kooxda Southampton ay u dhaadhacday kaalinta shanaad ee horyaalka,iyadoo leh 27-dhibcood.

Previous Post

Isku Aadka Wareega Sedexaad Koobka FA Cup-ka oo Caawo Lagu Dhawaaqay

Next Post

Dhagayso Warka Subaxnimo

Next Post

Dhagayso Warka Subaxnimo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In