Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka iyo Kanada oo xadka kala xirtay Maanta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Maraykanka iyo Kanada oo xadka kala xirtay Maanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa gelinkii dambe ee Xalay dhaqan galay heshiis kama dambays ahaa oo ay wada gaareen Dowladaha Maraykanka iyo Kanada, kaas oo ay xadka ku kala xiranayaan Labada Dal.

Madaxweynaha Dalka Maraykanka, Donald Trump iyo Ra’iisulwasaaraha Canada, Justin Trudeau ayaa dhowaan isla go’aansaday in la xiro xuduudda si loo yareeyo dhaq-dhaqaada Dadka iyadoo laga qabsi qabo faafidda cudurka Coronovirus.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mr; Trudeau ayaa sheegay in shirkadaha Gaagiidka ee isaga kala goosha Labada Dal ay ka caawin doonaan soo daabulista Dadka kanadiyaanka ah ee ku go’doonsan gudaha Maraykanka si ay Guryahooda ugu soo laabtaan.

Madaxa Caafimaadka Caafimaadka ee Dalka Kanada , Theresa Tam ayaa sheegtay in ay baaritaanno ku sameeyeen 55,000 Qof, iyadoo calaamadaha cudurka laga helay 800, halka 12 kalana ay u geeriyoodeen.

Xadka Labada Dal ayaa la sheegay in caadiyan ay Maalin walba isaga gooshi jireen Dad ka badan 200,000 Qof, waxaana haatan istaagaya dhammaan isu socodkii Dadka ee halkaasi ka jiray.

Previous Post

Ciidanka Kenya oo dilay 12 ka tirsanaa Al-Shabaab

Next Post

Horjoogayaal lagu dilay how-gal ka dhacay nawaaxiga Jannaale

Next Post
Horjoogayaal lagu dilay how-gal ka dhacay nawaaxiga Jannaale

Horjoogayaal lagu dilay how-gal ka dhacay nawaaxiga Jannaale

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In