Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka oo 1.3 Bilyan oo Dollar ugu deeqay Ukraine

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo 1.3 Bilyan oo Dollar ugu deeqay Ukraine
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu Ukraine siin doona lacago gaaraya 1.3 bilyan oo doolar oo gargaar dheeri ah, si dlooga caawiyo dib u soo kabashada iyo dib u dhiska shabkada tamarta ee ku burburiyay dagaalka.

“Waxaan bixin doonaa Lacag dhan 1.3 bilyan oo Dollar oo dheeri ah, si aan ugu caawino Ukraine soo kabasha ilaha Tamarta,” Blinken, ayaa hadalkaasi ka sheegay shirkii dib u soo kabashada Ukraine ee ka dhacay London.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka, oo hadal ka jeedinaya Shirka dib u dhiska dalka Ukrain oo muddo labo maalmood ah ka socon doona caasimadda Ingiriiska ee London, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo awoodda Milatari ee Ukraine, si loo wajaho dagaalka uu ku soo qaaday Ruushka, taas oo uu sheegay inay waajib ku tahay dhamaan dalalka xulufada ee tageera Ukraine.

Previous Post

Ciidanka xoogga oo howlgal ka sameeyay qeybo ka mid ah Jubbada hoose

Next Post

Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha oo shaacisay xilliga uu billaabanayo Tartanka Cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Next Post
Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha oo shaacisay xilliga uu billaabanayo Tartanka Cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha oo shaacisay xilliga uu billaabanayo Tartanka Cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In