Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Maraykanka oo Xoojinaya Sharciga Kala Fogaanshaha Bulshada Kuna Dhaqmi Doona Inta Laga Gaarayo 2022.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Maraykanka oo Xoojinaya Sharciga Kala Fogaanshaha Bulshada Kuna Dhaqmi Doona Inta Laga Gaarayo 2022.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daraasad ay samaysay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykan ayaa tilmaamaysa in Mareykanku uu sii wadayo adeegsiga sharciga mamnuucaya isu dhowaan-shaha bulshada, isla markaana uu sii shaqayn doono ilaa inta laga gaarayo sanadka 2022, iyadoo ujeedaduna tahay xakameynta faafitaanka Viruska Corona oo si xoog leh u saameeyey dalka Maraykanka.

Sharciga kala fogaanshaha dadka ayaa laga maarmi doonaa haddii ay sii xoogaysato awoodda Maraykanku u leeyahay kahor tagga Cronavirus ama la helo daawo ama tallaal looga  hortagi karo cudurkaas.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Jaamacadda Harvard waxay tusaale usoo qaadatay tallaabooyinka ay qaateen dalalka South Korea iyo Singapore, iyagoo si adag u hirgeliyay kala fogaanshaha bulshada iyo in la xayiro dhamaan goobaha la isugu yimaado, waxayna Jaamacaddu tilmaantay in Maraykanku uu u baahan yahay inuu sii adkeeyo ku dhaqanka tallaabooyinkaas oo kale.

Daraasada Jaamacadda Harvad ee Maraykanka waxaa sidoo kale lagu tilmaamay in saamaynta Cronavirus uu u gaystay dalka Maraykanka iyo guud ahaan caalamka kale ay u badan tahay inay cawaaqib xumo dhaqaale oo caalamka wada gaarta ay ka dhalan karto, haddii aan si adag loola dagaalamin oo lasoo afjarin Crona Virus.

Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

Previous Post

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo cafis u fidiyay Maxaabiis

Next Post

Wasaaradda Warfaafinta oo ka jawaabtay dacaayad loo geystay Madaxda Wasaaradda oo lagu baaahiyay baraha bulshada

Next Post
Dowladda oo cambaareysay qaraxii Kismaayo

Wasaaradda Warfaafinta oo ka jawaabtay dacaayad loo geystay Madaxda Wasaaradda oo lagu baaahiyay baraha bulshada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In