Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareeyaha cusub ee Hay’adda diiwaangalinta dad-weynaha oo la wareegay xilkiisa

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Mareeyaha cusub ee Hay’adda diiwaangalinta dad-weynaha oo la wareegay xilkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa xilka u kala wareejiyay maamulka cusub ee Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadwaynaha.

Mudane Cabdullahi Biixi Xuseen oo xilka ku wareejiyay mudane Cabdiweli Cabdulle Timacadde, ayaa hadal kooban uu goobta ka jeediyay sharraxay waxyaabaha u qabsoomay Hay’adda NIRA Somalia muddadii uu hayay xilka kusimaha Maareeyaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadwaynaha. sida dejimta siyaasado iyo xeerar rasmi ah oo ay leedahay Hay’adda kuwaas oo ka tarjumaya shaqada iyo xarunta Hay’adda.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Maareeyaha Cusub ee Hay’adda mudane Cabdiweli Timacadde ayaa dhankiisa u mahadceliyay kusimahii Maareeyaha shaqada wanaagsanay uu kasoo qabtay Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadwaynaha isaga oo ballanqaaday in uu kordhin doono Tayaynta Hay’adda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa ku ammaanay maamulkii hore ee Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadwaynaha shaqada wanaagsan oo ay qabteen. Sidoo kale Wasiir Fiqi ayaa kula dardaarmay Maareeyaha Cusub in uu dardargaliyo Shaqada Muhiimka ah oo ay Hay’addu hayso, isaga oo ku adkeeyay shaqaalaha kala duwan muhiimadda wadashaqeynta oo ay saldhig u tahay in guulo laga gaaro shaqada Hay’adda.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland oo kormeeray xarunta Cayaartooyda

Next Post

Hantidhawraha Qaranka oo kulan la qaatay Madaxda Xafiisyada ugu sarreeyo dalka

Next Post
Hantidhawraha Qaranka oo kulan la qaatay Madaxda Xafiisyada ugu sarreeyo dalka

Hantidhawraha Qaranka oo kulan la qaatay Madaxda Xafiisyada ugu sarreeyo dalka

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In