Wafdi ay hoggaamineyso Maareeye ku-xigeenķa Hay’adda Tayo-dhawrka Qaranka Marwo Suubban Cabdi Nuur ayaa ka qeybgalay kulanka 29aad ee Arso General Assembly oo ka qabsoomay dalka Congo.
Intii kulanka uu socday Mareeye ku-xigeen Suubban ayaa kulamo gar gaar ah la qadatay wakiillo ka kala socday dalalka Kenya, Nigeria, Ghana iyo Ururka SMIC iyadoo muhiimadda kulamadaas ay ahayd sidii wada shaqeyn iyo iskaashi ay u yeelan lahaayeen dalalkaas, sida dhanka hagaajinta isku mid ahaanshaha Halbeegyada iyo isku fududeynta ganacsiga Africa.