Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay colaadda Yamen

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay colaadda Yamen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqalka Cad ayaa sheegay in la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Talaadadii, waxayna ka wadahadleen Iiraan iyo tallaabooyinka lagu soo afjarayo dagaalka daba dheraaday ee Yamen.

Mr Sullivan iyo dhaxal-sugaha Boqortooyada Maxamed bin Salmaan waxay sidoo kale ka wadahadleen isbeddello ballaaran oo ku wajahan hoos u dhaca gobolka, iyagoo hoosta ka xarriiqay baahida loo qabo in laga hortago hagar daamada Iiraan ee bariga dhexe iyo dagaalada ragaadiyay Dowladda Yamen, ayaa lagu yiri Bayaan ka soo baxay Aqalka Cad.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Kulanka la taliyaha amniga qaranka Mareykanka iyo dhaxal-sugaha Sacuudiga ayaa yimid kadib markii Wasiirrada arrimaha dibadda Iiraan iyo Sacuudiga ay toddobaadkii hore ku kulmay magaalada Beijing, kuwaasi oo la sheegay inay ku heshiiyeen inay soo afjaraan khilaafkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeyay kadib sanado badan oo ay sii hurisay colaadaha bariga dhexe.

Isusoo dhawaashaha labadan dal ayaa laga yabaa inay meesha ka saarto dagaalada daba dheraaday ee ka socda Dalka Yamen.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidanka Xoogga dalka u diray hambalyo ku aaddan sanad guurada 63-aad ee aas-aaskod

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyey sannad guurada 63-aad ee aas-aaskooda

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyey sannad guurada 63-aad ee aas-aaskooda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyey sannad guurada 63-aad ee aas-aaskooda

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In