Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo canshuur dheeraad ah saaraya badeecadaha dalka China

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo canshuur dheeraad ah saaraya badeecadaha dalka China
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in canshuuro dheeraad ah la saaro alaabaha China u dhoofiso Mareykanka, sida warbaahinta gudaha ay sheegtay.

Canshuurtan ayaa la fileyaa in ay gaarto $200bn kuwaas oo saari doona badeecadaha dalka China u iib-geeyo Mareykanka, waxaana kamid ah qalabka electornic iyo alaabo kale.

Related posts

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

February 20, 2026

Madaxweyne Trump, ayaa shaqalaha waaxda ganacsiga ku amray in ay diyaariyaan taarifooyin cusub oo xagaagan lagu soo rogo dalka China, taas oo xiisadda ganacsi ee u dhexeysa Washington iyo Beijing sii xumeyn karta, waxa uu Mareykanka ugu yeeray ganacsi aan cadaalad aheyd.

Saraakiisha ayaa wali ku howlan diyaarinta liista badeecadaha taarifada cusub la saari doono. Hase ahaatee lama sheegin waqtiga rasmi ah ee canshuurta dhaqan geli doonto.

Tarifooyinka cusub ee haatan la soo rogay ayaa ku biiri doonto tii kal hore Mareykanka uu saaray badeecadaha China oo gaaraysay $50bn, iyadoo dalka China uu ku jawaabay talaabo taa lamid ah.

7 bishan, Mr Trump ayaa sheegay in $200bn oo canshuur ah la saaray badeecadaha China isla markaana $267bn oo dheeraad ah lagu kordhin doono waqti gaaban gudahiis haddii loo baahdo.

Wada hadalo ayaa jiray oo arintan lagu xalinayo, laakiin khamiistoo ayuu Madaxweyne Trump sheegay in Mareykanka aan cadaadis lagu saari karin sidii heshiis loo gaari lahaa.

Previous Post

Maamulka Jubbaland oo mamnuucay in shirar loo aado goobaha Shabaabku joogaan

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo qabtay horjooge ka tirsan Al-shabaab

Next Post
Ciidanka XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo qabtay horjooge ka tirsan Al-shabaab

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

February 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay...

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

February 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In