Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo ciidamada amniga ku amaanay jawaabtii ay ka bixiyeen weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo ciidamada amniga ku amaanay jawaabtii ay ka bixiyeen weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee ay maleeshiyada Al-Shabaab doonayeen inay ku xasuuqaan dad rayid ah iyo mas’uuliyiin goobta ku sugneyd.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Washington ay aad uga xuntahay falkii ay Shabaabku ku qaadeen hotelka, waxaana ay tacsi u direen ehelada iyo asaxaabta dadkii weerarka ku dhintay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026

Dowladda Mareykanka ayaa ciidamada amniga ku ammaantay sida ay u yareeyeen qasaaraha ay doonayeen dhagar qabayaashu inay u geystaan dadkii hotelka ku sugnaa, iyagoo ciidamada ku booriyay inay sii labo jibaaraan howlgallada ka dhanka ah ee argagixisad Al-Shabaab.

War-saxaafadeedka ayaa lagu yiri “Dowladda Mareykanku waxa ay garab taagantahay sidii ay u xoojin lahayd taageerada ay siineyso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, si loo soo celiyo xasiloonida, ammaanka iyo kala dambeynta, mana saameyn doonto weerarada fuleynimo ee ay argagixisada sameynayaan, waxaana diyaar u nahay sidii wdajir loogu cirib tiri lahaa Al-Shabaab”

Previous Post

Olole Nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka socota waddooyinka caasimadda

Next Post

Horjooge kooxda UGUS ka tirsanaa oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Next Post
Horjooge kooxda UGUS ka tirsanaa oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Horjooge kooxda UGUS ka tirsanaa oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026
0

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In